Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO+SAWIRRO:-Wasiiro Katirsan Puntland oo Gaarey Goobihii Lagu Daagalay, Dagaalka oo Qaboobey iyo Goobaha Lagu Kala Sugan Yahay

Wararka naga soo gaaraya deegaanada Tukaraq & Gamaraba ayaa sheegaya in dagaal culus uu duhurnimadii maanta mar kale ka dhacay deegaanka Tukaraq oo ay ciidamada Somaliland awoodooda oo dhan iskugu keenen, kadib markii dagaalkii dhanka Galbeedka siweyn laysugu haleelay.

Wariye kusugan deegaanka Gambara ayaa sheegay in galbeedka deegaankaas uu ka dhacay dagaal adag oo kudhawaaday in laga qabsado Soomaaliland mid kamid ah talisyada ugu waa weyn, inkastoo Soomaaliland ay beenisay in fariisimo laga qabsaday.

Fariisimada maanta dagaalku uu ka dhacay waxaa garey wafti wasiiro ah oo uu kamid yahay wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo xiriirka golayaasha ahna afhayeenka madaxtooyada dowladda Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Hassan says:

    Waar willashii mirqaansanaa ee Hargeysa ka yimid waxaad mooddaa in laxanuujiyay. Gardarane ma guuleysto!

  2. Nasra says:

    Dagaal kama duqoobaan soomaali Allah kala maslaxo aaway gabre anagaa isdaayo hadaan dhahno namaqlimaayaan

  3. c/qani says:

    BEEBEEGAAN MID QARAABASAN OO AANSHAQAYNKARIN AYUU U EGYAHAY?

    1-TEEDAKALE NINKAAN MADAXDA AH BAL CAYILKIISA!! IYO CUDUDIHIISA!! BARUURTA” KUTAALA U FIIRSADA??

    2- WAXAAD KALEETO OO AAD U FIIRSATAAN?
    LABADA, NIN OO HAREERAHA KATAAGAN” U FIIRSADA, GAAJADA IYO FUULXUMADA? KAMUUQATA??

    HADABA MADAXKUSHEEGTA LABADA DHINACBA, UJEEDADOODU WAA INAY SHACABKA SOOMAALIYEED IYAGOO SIDAASI RAFAADSAN!1 HADANA AY DHIIG ILAAM” AY GALINAAYAAN?? AAKHIRONA AY “CADAAB” KUDHACAAN??

    WAAKAASAA *CAYILKA KAMUUQDA U FIIRSADA??(QURAAN JECEL??
    *C/WALI ISAGUNA WAABA KASIIDARANYAHAY?

    HADABA DHALINYARADA SOOMAALIYEEDOOW? ISWAYDIIYA SABABTA AAD U DAGAALAMAYSAAN?? OO AAD ISULAYNAYSAAN?

    MA WAXAAD U DHIMANAYSAAN IN AAD (CAYILISAAN) KOOXDA HARGAYSA” FADHIGOODUYAHAY. EE MUUSE BIIXI.

    IYO KOXDA (GAROOWE) FADHIGOODUYAHAY”
    EE C/WAL CALI GAAS??
    DHALINYARADA SOOMAALIYEEDOOW.
    DALKIINII *XABASHI AYAA XOOG KU HAYSATA!!

    EE XABASHI DALKA HALAGA XOREEYO??
    LAAKIINSE *WAARDIYE HA UNOQONINA? HOTEELADA AYKU RAAXAYSANAAYAAN? (BIIXI IYO GAAS) OO AY ISKU CAYILINAAYAA??




ad

Latest News

DAAWO:-Gudoomiyaha Xisbiga UCID iyo Prof Cali Khaliif oo Kulan la qaatay Baarlamanka Yurub
- Jul 18, 2018
Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Xuseen oo uu Wehelinayay Prof ...
DHAGEYSO:-Duqa Gaalkacyo oo Dhaliilay Xildhibaano Mooshin ka keenay
- Jul 18, 2018
Iyadoo dhawaan magaalada Gaalkacyo ay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ay sheegeen inay mooshin ...
MUUQAAL:-Madaxweyne farmaajo oo Khudbad Qiiro leh kaga ilmeysiiyayJaaliyada somalia ee Belgium
- Jul 18, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=oNWQgTN7uhs