Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Nuux ismaciil taani”puntland dagaalkii tukaraq waan ku jabinay 6 gaadhi gacanta soomaaliland ayuu ku jiraa”

Taliyaha ciidanka maamulka somaliland nuux Ismaciil Taani oo goor dhaweyd warbaahinta kula hadley jiida hore ee dagaalka ayaa waxaa uu ka hadley dagaal saaka dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa Maamulka Puntland.

Taliyaha ayaa sheegay in dagaalkaasi ay guul weyn ka soo hooyeen ciidamada Somaliland isla markaana ay ku qabsadeen 6 gaadhi oo mid ka mid ahi taangi yahay, sidoo kale-na ay la wareegeen magaalada God qaboobe oo ay hore gacanta ugu hayeen ciidamada Maamulka Puntland.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Gudoomiyaha Xisbiga UCID iyo Prof Cali Khaliif oo Kulan la qaatay Baarlamanka Yurub
- Jul 18, 2018
Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Xuseen oo uu Wehelinayay Prof ...
DHAGEYSO:-Duqa Gaalkacyo oo Dhaliilay Xildhibaano Mooshin ka keenay
- Jul 18, 2018
Iyadoo dhawaan magaalada Gaalkacyo ay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ay sheegeen inay mooshin ...
MUUQAAL:-Madaxweyne farmaajo oo Khudbad Qiiro leh kaga ilmeysiiyayJaaliyada somalia ee Belgium
- Jul 18, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=oNWQgTN7uhs