Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wararkii ugu danbeyey ee Xaalada Deeganka Tukaraq ee gobolka Sool

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa goor dhow shaaciyay in ciidamada Puntland ay dagaal kula wareegeen degaanka Tukaraq.

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Puntland Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil sheegay in dagaal uu wali socdo,islamarkaana ay wali gacanta ku hayaan degaankaasi.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Somaliland oo ku aadan sheegashadda Puntland in ay la waregeen tukaraq

Hoos ka dhageyso goob jooge ku sugan deegaanka tukaraq

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Fariin U Digniin Iyo Hanjabaad Ah U Dirtay Maamulka Puntland
- Nov 13, 2018
Wasiirka deeganka iyo horumarinta deeganka Somaliland Marwo Shugri Xaaji Baandare ayaa waxaa ay  si ...
DHAGEYSO:-Maxkamad ku taala Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay Madixii Amniyaadka iyo Dhaqaalaha Al-shabaab ee Gobolka Mudug
- Nov 13, 2018
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay ...
DHAGEYSO:-Hawlgalkii ugu cuslaa oo Garowe ka dhacay & Dad lagu Soo Qabtay
- Nov 13, 2018
Taliska guud ee ciidamada Puntland ayaa magaalada Garoowe gaar ahaan taliska ciidamada isugu yeeray ...