Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Shirka maamul goboleedyada oo maalintii labaad galay

-Shirka maalintii labaad ugu soconaya madaxda maamul goboleedyada dalka magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa maanta la filayaa in la soo gaba gabeeyo, islamarkaana ay ka soo saaraan qodobo dhowr ah oo ku aadan wixii ay isla garteen.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa shirkaan kaga hadlay arimo dhowr ah iyagoona dul istaagay xaalada siyaasadeed ee dalka uu marayo, waxaana eedeen ay u soo jeediyeen madaxda dowlada dhexe ee Soomaaliya oo ay ku dhaliileen meel marinta nidaamka Fedraalka, hab qeybsiga kheeraadka dalka iyo qodobo kale.

Maanta galinka danbe ayaa la filayaa in la soo gaba gabeeyo 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Cagalule oo garoowe kaga dhawaaqay in uu ka qayb geleyo Dagaalka Tukaraq
- May 21, 2018
Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali(Cagalule) oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa ...
Khayre oo booqday dadka laga soo badbaadiyay Xaafadaha ay saameeyeen daadadkii ka dhashay Roobabka
- May 21, 2018
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeer ku tegay degmooyinka ...
TOPNEWS:-Madaxweyne Ku-xigeenkii Khaatumo oo caasimada puntland kaga dhawaaqay in uu ku dagaalka tukaraq qeyb ka noqon doono
- May 21, 2018
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Khaatumo Mudane Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule) oo goor dhoweyd shir jaraa’id ...