Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wasiirka warfaafinta puntland”soomaaliland ayaa dagaalka tukaraq bilawday waana iska difcaanay”

Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Cabdi Xersi Qarjab oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe kana hadlay dagaalkaas wuxuu sheegay in dagaalka ay soo qaadeen ciidamada Soomaaliland ee  kuu sugan gobolka Sool, wuxuuna guulo ka sheegtay dagaalkaas.

Dhankale madaxweynaha Soomaaliland Muusa Biixi Cabdi oo isaga oo ku sugan magaalada Hargeysa warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in guulo ay gaareen ciidamada Soomaaliland ee dagaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    DHIIG SOOMAALIYEED OO LADAADIYAY CIDNA GUUL’UMA’AHAN? EE DAGAALKA HALAJOOJIYO BISHII BARAKAYSNEYD EE RAMADAAN AYAA FOODA INAGUSOOHAYSEE??




ad

Latest News

Wasaaradda waxbarashada XFS oo shaacisay sharuudaha iyo tilmaamaha todobaadka Imtixaanka shahaadiga
- Apr 25, 2019
Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay ...
DAAWO SAWIRRO:-Wasiirka Ganacsiga Somalia oo Beijing kula kulmay Madax ka tirsan Dawladda China
- Apr 25, 2019
Shir u dhexeeya dowladaha Afrika iyo Shiinaha oo ku saabsan iskaashi iyo wax wada ...
DAAWO SAWIRRO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Dalka Oo la Kulmay Agaasimaha Guud ee Norway U Qaabishan Arrimaha Goballada
- Apr 25, 2019
Wasiir dowlaha arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Axmed khayr Cabdi ayaa maanta ...