Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Dagaal Culus oo hada ka socda deegaanka Tukaraq

Ciidamada Somaliland iyo Puntland ayaa waxaa ay saaka ku dagaallamayaan degaanka Tukarraq ee Gobolka Sool.

Wararka la helayo waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Labada dhinac ay saaka dagaal isku billaabeen iyada oo ay wali rasaas ka dhaceyso degaanka.

Taliyaha guud ee Ciidanka Maamulka Somaliland ayaa xaqiijisay in dagaalka uu ka socdo Tukarraq islamarkaana ay dagaallamayaan Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland.

Waxaa uu sheegay in Ciidanka Somaliland oo xarumahooda ku sugan ay weerar labo jiho ah kala kulmeen Ciidamada Somaliland,islamarkaana uu dagaal socdo.

Dhinaca Puntland waxaa ay xaqiijiyeen dagaalka ka socda Tukarraq waxaase ay ka gaabsadeen in ay faah faahin ka bixiyaan dagaalka saaka.

Degaanka Tukarraq ayey billowgii Sanadkan Ciidamada Somaliland ka qabsadeen kuwa Puntland kaddib dagaal dhexmaray.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...