Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Soomaaliland oo Ka Hadashay Dagaalka Tukaraq”Puntland Dagaal Kaga Biqi Mayno”

Maamulka Soomaaliland ayaa waxa uu ka hadlay dagaal kooban oo maanta ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, xiisadda ka aloosan deegaankaasi iyo qorshayaasha maamulkaasi ee gobolka Sool

Gudoomiyaha barlamanka soomaaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa sheegay in ay si adag isooga difaaci doonaan hadii ciidamada puntland ay weerar ku soo qaadan fadhiisamaha ciidamada soomaaliland

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Nasra says:

    Kuwaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee muslimka ah isku leeynaya ilaahoow Bari baan kanahay dhalinyarada xaqa Allaha tuso maxaay ku dhimanayaan




ad

Latest News

MUUQAAL:-Cagalule oo garoowe kaga dhawaaqay in uu ka qayb geleyo Dagaalka Tukaraq
- May 21, 2018
Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali(Cagalule) oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa ...
Khayre oo booqday dadka laga soo badbaadiyay Xaafadaha ay saameeyeen daadadkii ka dhashay Roobabka
- May 21, 2018
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeer ku tegay degmooyinka ...
TOPNEWS:-Madaxweyne Ku-xigeenkii Khaatumo oo caasimada puntland kaga dhawaaqay in uu ku dagaalka tukaraq qeyb ka noqon doono
- May 21, 2018
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Khaatumo Mudane Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule) oo goor dhoweyd shir jaraa’id ...