Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

SAWIRRO:-R/W Khayre oo kormeer ku tegay qaar kamid ah degmooyinka Gobalka Banaadir

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo ay wehliyeen Wasiirka amniga, Taliyaha Ciidanka Nabad Suggidda, Xoghayaha Guud ee gobolka Benaadir iyo Saraakiil kale ayaa Xalay kormeer ay ugu kuur gelayeen xaaladda amni ee caasimadda waxa ay kusoo mareen qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Benaadir.

Wasiirka Amniga Gudaha, Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) oo ka warbixiyay kormeerka shaqo ee R/Wasaaruhu uu ku sameeyay Magaalada ayaa sheegay in uu ahaa mid loogu kuur-gelayay Amniga Magaalada Muqdisho.

“Kormeerka shaqo waxuu ahaa in aan u kuur galno amniga magaalada Muqdisho. Hadafka waxuu ahaa in Ciidamada aan la qeybsanno qabowga iyo xaaladda ay ku suganyihiin Maadaama aan nahay Mas’uuliyiinta Qaranka”, ayuu yiri Wasiir Ducaale.

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sidaan oo kale kormeerro uu kula soconayo meesha ay marayaan howlaha lagu sugayo amniga waxa uu ugu tegay ciidanka loo xil saaray in ay sugaan amniga ee u taagan sidii shacabka Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen ammaan laysku haleyn karo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Cagalule oo garoowe kaga dhawaaqay in uu ka qayb geleyo Dagaalka Tukaraq
- May 21, 2018
Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali(Cagalule) oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa ...
Khayre oo booqday dadka laga soo badbaadiyay Xaafadaha ay saameeyeen daadadkii ka dhashay Roobabka
- May 21, 2018
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeer ku tegay degmooyinka ...
TOPNEWS:-Madaxweyne Ku-xigeenkii Khaatumo oo caasimada puntland kaga dhawaaqay in uu ku dagaalka tukaraq qeyb ka noqon doono
- May 21, 2018
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Khaatumo Mudane Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule) oo goor dhoweyd shir jaraa’id ...