Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wararkii ugu danbeeyey ee Xaalada deegaanka Tukaraq

Deegaanka Tukaraq oo ka tirsan gobolka Sool ayaa xaaladiisu ay dekentahay iyadoo halkaasi ay u isku horfadhiyaan ciidamada maamulada Puntland iyo Soomaaliland.

Saaka ayaa Hub laysku Tuur Tuuray waxaa ka dhashay Khasaare isugu jira Dhimasho iyo dhaawac inta la xaqiijiyey 1 Qof ayaa ku geeriyooday 3 kala dhawac ayaa kasoo gaaray hubkaas labadii dhinac ee isku riday.

Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi oo hadal kooban warbaahinta siiyey ayaa sheegay inaysan jirin wax sidaas u weyn basle ay ahayd Hub laysku Tuuray kaasoo wax sii weyn aan gaysan.

Xaalada magaalada Tukaraq ayaa degen marka laga reebo diyar garowega dagaal ee ka Muuqana ciiadamada labada maamul oo muddo halkaasi isku hor dhafiy

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Cagalule oo garoowe kaga dhawaaqay in uu ka qayb geleyo Dagaalka Tukaraq
- May 21, 2018
Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali(Cagalule) oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa ...
Khayre oo booqday dadka laga soo badbaadiyay Xaafadaha ay saameeyeen daadadkii ka dhashay Roobabka
- May 21, 2018
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeer ku tegay degmooyinka ...
TOPNEWS:-Madaxweyne Ku-xigeenkii Khaatumo oo caasimada puntland kaga dhawaaqay in uu ku dagaalka tukaraq qeyb ka noqon doono
- May 21, 2018
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Khaatumo Mudane Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule) oo goor dhoweyd shir jaraa’id ...