Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Beelaha Digil iyo Mirifle oo Dacwo ka Gudbiyay Safiirka Soomaaliya ee K,Afrika.

Muwaadiniinta Soomaaliyeed eek u nool dalka koonfur Afrika ayaa walaac ka muujinaya shaqada safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalkaasi,

waxaa eedeymaha kala duwan Safiirka u jeedinaya Beelaha Digil iyo Mirifle oo sheegay inuu ninkani ku tagri falay Awoodii Beeshu ku heshay Awood Qeybsiga 4.5 ka oo ay soomaalidu wax ku qeybsato,

Eedeymo kala duwan oo loo jeediyay danjiraha Dowlada Soomaaliyeed ee Dalkaasi K/Afrika Mudane Jamaal Baroow ayaa waxaa ka mid ah inuu kala qeybinayo Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalkaasi,

Afhayeen u hadlay Beelaha Digil iyo Mirifle oo lagu magacaabo Jeelle Cali Nuur ayaa sheegay inuu Safiir Jamaal Barow la saftay koox lagu yaqaano iska horkeenida jaaliyada waxaana uu sheegay inuusan gudan Karin shaqadiisa,

Mudane jeelle Cali Nuur oo ka sheekeeyay dhibaatooyinka uu safiirka ku hayo Umada Soomaaliyeed eek u nool K,Afrika ayaa Dowlada dhexe ugu baaqay inay dib u eegis ku sameeyaan shaqada safaarada Soomaaliya ee Dalkaasi,

HALKAAN KA DHAGEYSO

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madax Dhaqameed Puntland Ka Yimid Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyey Iyo Ujeedkooda
- Sep 24, 2018
Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa waxaa lagu soo dhaweeyey madax dhaqameedka ka mid maamulka ...
MUUQAAL:-Safarka madaxweynaha DDS uu ku tagay Qabribayax & Xog kale oo badan
- Sep 24, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=gA65ENJhVUc
DHAGEYSO:-Gudoomiye Sufuroow Oo Ka Hadlay Xilka Qaadista Lagu Sameeyey
- Sep 24, 2018
Gudoomiyihii horre ee Gobolka hiiraan Cabdulaahi axmed Maalin Sufuroow Oo Ka Hadlay Xilka Qaadista ...