Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Abduweli Gaas oo Dano u gaar ah usii xoojinaya Khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka,

Eng Axmed Salaad Ow Aadan oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo ka hadlay Booqashada uu Madaxweynaha Puntland ku tagay Imaaraadka Carabta ayaa sheegay inay Muujineyso talaabadaasi danaha shaqsiyadeed ee Gaas uu ka leeyahay Imaaraadka Carabta,

waxa uu tilmaamay inaysn Arintan wanaajineynin xiriirka sii xumaanaya ee ka dhexeeya Imaaraadka Carabta iyo Dowlada Soomaaliya, isaga oo ka digay inuu Maamul Goboleed ka hor yimaado Madaxda Qaranka,

Eng Axmed Salaad Ow Aadan ayaa tilmaamay in Hogaamiye dantiisa gaarka ah eeganaya uu yahay Cabduweli Gaas waxaana uu sheegay inaysan talaabadaasi ku jirin danaha Qaranka Soomaaliyeed,

Siyaasigan ayaa ku Baaqay inaysan Madaxda Maamul Goboleedyada dalku ka hor imaanin Madaxda Qaranka oo ay muujiyaan kala dambeyn si dalku uu ula xisaabtamo cid weliba oo ka shaqeyneysa dib u dhaca umada Soomaaliyeed,

HALKAAN KA DHAGEYSO

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. c/qani says:

    IMAARAADKA IYO SOOMAALIYA WAXDHIBAATO AHI KAMA AY DHEXJIRAAN?? EE MUXUU NINKAANI UU DOONAAYAA?? WAXYAABAHA LAYSKUQABTAY? WAA GARDARO DHANKA IMAARAADKA KATIMID.

    MAGACA IMAARAADKA WAXAA KUSHAQAYSANAAYA??
    SHARIIKADO SIWEYN LOOGA YAQAANO DUNIDA?

    SIDA BLACK WATER? SERASON?? SKA? WAASHARIIKADO AFGANBI IYO MACDAN XADID”
    *MU’AAMARAADYO DILAL QARSOON” IYO BURBURINTA!! DALALKA ISLAAMKA?? KUSHAQAYSTA.

    HADABA C/WALI CALI GAAS. MA XUBIN KAMIDA
    QOLYAHAASAA?? WAA SUURTAGAL SABABTOO AH DHIBAATOOYIN* FARABADAN AYAA PUNTLAND KADHACAYAY MUDOOYINKII DANBE? OO AAN HORAY LOOGU ARKIJIRIN??

    OO AY KAMIDYIHIIN IS’AAMINAAD LA’AAN.
    BADDA OO LA’IIBSANAAYO.
    SHACABKII OO ARGAGIXISO!! LAGU SHAABADAYNAAYO. HANTIDOODII IYO NAFTOODIINA LA BURBURINAAYO?

    DIINTA ISLAAMKA OO LAGU JEESJEESAAYO.
    TASTUURKA GAALADA IYO DHAQAMADA GAALADA OO KORLOOQAADAAYO? CIIDAMO CALOOSHOOD U SHAQAYSTAYAAL AH GOBOLKIIBA LAWAREEGAY??

    NACAYB SHACABKA SOOMAALIYEED LAGUDHEXBEERAAYO!! IYO JACAYL IYO SOODHAWAYN GAALADA!! LOOMUUJINAAYO? *EEDSHEEGASHO IYO GUNUUNUC!! AANDHAMAANAYNIN?

    RUNTII LAMA SOOKOOBIKARO WAXYAABAHA AY MADAXDA PUNTLAND. SAMAYNAAYAAN. LAAKIINSE SHACABKA REER PUNTLAND WAA SHACAB QAYMOBADAN. SIDA SHACABWEYNAHA SOOMAALIWEYN-TA KALEETO? C/WALI HALA’ISKA ILAALIYO?? WAX UU SAHAY”” KADHIGTO AYUU DOONDOONAAYAA? EE IMAARAADNA UMABAAHNA MANAYAQAANAAN?
    EE XOOLIHIINA IYO NAFTIINABA KA’ILAASHADA REER PUNTLAND-NOOW. YYSAN IDINGALAAFANIN?

  2. Samawade says:

    Asc.dhamaan akhristayaasha qiimaha badan iyo bahada saadaal news,inoo ogolaatey in aynu ra’iyeegaana dhiibano.
    Runtii waxa ka dhacaya soomaaliya maaha mid lagu farxo oo aayatiin wanaagsan ka muuqata
    Lkn maaaha micnaheedu in aan laxakameen karin.
    Madax meel ka sareeysa oo la salaaxo ma leh
    waxaana khaladka leh madaxda federaalka
    Waayo waxaa ka maqaan ku dhaqanka isteraajiyada.
    Asc.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliye ducaale cali mire oo muqdisho ku laabtay & qorshe lagu dhabar jabinayo axmed madoobe oo muqdisho ka socda
- Aug 17, 2018
Magaalada muqdisho waxaa dib ugu laabtay ducaale cali mire iyo maxamed ibraahim waa taliye ...
DHAGEYSO:-Xildhibaan Jeesoow Oo Mucaaradka dowladda ku biiray Xilka Fahad Yaasiin muxuu ka yidhi?
- Aug 17, 2018
Waxaa weli hadal heyn Xoogan ka jirtaa Qaabkii Madaxweyne Farmaajo Saaka Isbadelka ugu sameeyey ...
DHAGEYSO:-Maxay ka dhigan tahay is badalka dhanka saraakiisha ciidanka ee madaxweyne farmaajo sameeyay
- Aug 17, 2018
Digreeto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa waxaa isbadal ...