Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Sarkaal ka tirsan Daacishta ka dagaalanta Puntland oo lagu qabtay Muqdisho

Caasimada soomaaliya ee muqdisho ayaa lagu qabtay Sarkaal ka tirsan Daacish kaasoo la sheegay inuu dhigayey miino xiligii ciidamadu ay gacanta kusoo dhigeen.

Askarigan ayaa Baaritaan lagu Sameeyey wuxuu sheegay inuu ka yimid Buuraha Galgala ee gobolka Barri halkaasi oo in muddo ah uu ka dagaalamayey hadana loosoo wareejiyey magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya si halkaasi uga sii waddo qaraxyadii uu u qaabilsanaa Daacish sida ay sheegayaan Ciidamada CIDda Soomaaliya.

Ninkan lasoo qabtay ayaa lagu magacaabaa  Jaamac Xuseen Xasan wuxuuna sheegay 3 Sanno inuu la shaqayneyey Daacish hadna uu gacanta u galay ciidamada dawlada federalka Soomaaliya.

Jaamac ayaa xili warbaahinta dawlada Soomaaliya uu la hadlayey wuxuu sheegay inuu horay uga tirsanaan jiray Al-Shabaab balse Mudooyinkii danbe uu ka baxay lana safnaa Daacishta Soomaaliya ka dagaalanta sida uu sheegay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Akhriso:-Mid ka mid ah ilaalada madaxweyne gaas oo bosaaso lagu dilay
- Sep 24, 2018
Kooxo hubeysan ayaa toogtay askari  ka tirsan Ciidanka Madaxtooyadda maamulka halka mid kalana uu ...
Akhriso:-Shaqo joojin lagu sameeyay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Batroolka
- Sep 24, 2018
Wasiirka Wasaaaradda Batroolka xukuumadda Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa warqad kasoo baxday Xafiiskiisa waxaa shaqadda ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Puntland oo laga sugayo Ceerigaabo & odoyaasha sanaag oo fariin adag diray
- Sep 24, 2018
Xili maalmihii ugu dambeeyey masuuliyiin ka tirsan Somaliland ay warbaahinta ka hor sheegeen in ...