Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo:Barnaamij ku saabsan Hormarka laga Gaaray Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo..

Gudoomiyaha Gudiga Gob Maxamed Cabdulkaadir Shirwac ayaa habeenki xalay ahaa waxa uu marti ku ahaa barmaamijka Arimaha Bulshada kaasi uu kaga hadlay hormarka Wadada gaalkacyo,.

Shirwac ayaa ka hadlay halka ay mareyso Wadada Guulaha la gaaray xiligan iyo waxyaabaha Gudiga u haray

 

Waxa uu kasoo sheekeeyay taariikhda loo soo maray guusha maanta laga gaaray Wadada iyo Arimaha kale ee u qorsheesan.

inta uu barmaamijka socdo waxa lagu soo qaatay Muuqaal ka turjumaya Hormarka laga gaaray iyo waxa laga dhaxlay dhismaha wadada.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Akhriso:-Mid ka mid ah ilaalada madaxweyne gaas oo bosaaso lagu dilay
- Sep 24, 2018
Kooxo hubeysan ayaa toogtay askari  ka tirsan Ciidanka Madaxtooyadda maamulka halka mid kalana uu ...
Akhriso:-Shaqo joojin lagu sameeyay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Batroolka
- Sep 24, 2018
Wasiirka Wasaaaradda Batroolka xukuumadda Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa warqad kasoo baxday Xafiiskiisa waxaa shaqadda ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Puntland oo laga sugayo Ceerigaabo & odoyaasha sanaag oo fariin adag diray
- Sep 24, 2018
Xili maalmihii ugu dambeeyey masuuliyiin ka tirsan Somaliland ay warbaahinta ka hor sheegeen in ...