Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Maamulka Arimaha Bulshada Dawlada Hoose Garowe oo Bulshada Baaq u diray

Magaalada Garowe waxaa qabtay Roob fiican oo Biyo dhigay Suuqyada iyo Wadooyinka Magaalada ,waxaana dhacda waqtiyada Roobku Da,o in dadku Carro ama Ciid ay ku shubaan Wadooyinka iyo Xaafadaha horteeda taasoo ay xirmaan socodka Biyaha Ciidda Lagu Shubo Biyo Fariisadyada,

Gudaha Magaalada Garowe gaar ahaan meelaha godan waxaa jiifa Biyo wasakh noqday oo madoobaaday taasoo sameeyay Ur dadku aysan la joogi karin.

Biyihu inay socdaan waxaa Caqabad ku noqdayd dadka oo aan socodsiin isla markaana sameeya meelo godad ah o marka danbe biyuhu fariistaan , Waxaana dhanka kale jira in dadku Carro ay ku shubaan wadooyinka qaar halkaas dhibaato ay oga timaado gaadiidka oo mari waaya .

Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada Degmada Garowe Cabdicasiis Maxamed Shiikh Cali ayaa ka hadlay Biyaha dhex-jiifa gudaha Magaalada.

Cabdicasiis Maxamed Shiikh ayaa sheegay inay wadaan qorshe lagu Nadiifinayo meelaha Biyaha Roobka ka dhashay ay jiifaan ,ayna horay u fureen goobo ay fadhiyeen biyuhu.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Wasaaradda waxbarashada XFS oo shaacisay sharuudaha iyo tilmaamaha todobaadka Imtixaanka shahaadiga
- Apr 25, 2019
Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay ...
DAAWO SAWIRRO:-Wasiirka Ganacsiga Somalia oo Beijing kula kulmay Madax ka tirsan Dawladda China
- Apr 25, 2019
Shir u dhexeeya dowladaha Afrika iyo Shiinaha oo ku saabsan iskaashi iyo wax wada ...
DAAWO SAWIRRO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Dalka Oo la Kulmay Agaasimaha Guud ee Norway U Qaabishan Arrimaha Goballada
- Apr 25, 2019
Wasiir dowlaha arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Axmed khayr Cabdi ayaa maanta ...