Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-suldaan cabdiqaadir “boqor buurmadaw wuxuu carmo ka sheegay waa soomaaliland & puntland dagaal ha dhexmaro”

Suldaan maxamed suldaan cabdiqaadir oo ka mid Ah Salaadiinta soomaaliland ayaa ka jawaabay hadal uu shalay sheegay boqor buurmadaw wuxuuna hambalyo u diray beeldaaje ismaacil beeldaaje maxamed oo lagu caleemo saaray magaalada carmo

Wuxuu sheegay in hadalkii boqor buurmadaw uu yahay mid colaad aan jirin ka dhex abuuri doona maamulada puntland iyo soomaaliland

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Akhriso:-Mid ka mid ah ilaalada madaxweyne gaas oo bosaaso lagu dilay
- Sep 24, 2018
Kooxo hubeysan ayaa toogtay askari  ka tirsan Ciidanka Madaxtooyadda maamulka halka mid kalana uu ...
Akhriso:-Shaqo joojin lagu sameeyay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Batroolka
- Sep 24, 2018
Wasiirka Wasaaaradda Batroolka xukuumadda Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa warqad kasoo baxday Xafiiskiisa waxaa shaqadda ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Puntland oo laga sugayo Ceerigaabo & odoyaasha sanaag oo fariin adag diray
- Sep 24, 2018
Xili maalmihii ugu dambeeyey masuuliyiin ka tirsan Somaliland ay warbaahinta ka hor sheegeen in ...