Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Cabdirisaaq Cismaan Xasan jurile”Imaaraadka cid u dhaanta puntland ma jirto la shaqeeya”

Gudoomiyaha xiriirka dibadda ee xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliyeed Mudane Senator Cabdirisaaq Cismaan Xasan Jurile ayaa siweyn u soo dhoweeyey taageeradii dowladda Puntland u fidisay dalka Imaaraadka Carabta.

Senator Cabdirisaaq Cismaan Xasan Jurile, ayaa waxa uu sheegay in xilligaan iyo xitaa dowladnimadii kahor Soomaaliya aysan jirin cid uga wanaagsan Imaaraadka, ayna lagama maarmaan tahay in la dhammeeyo xurgufta siyaasadeed.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. cumar says:

    Asc warbaahinta saadaal waxaan idin weydiinaya xagee ayuu kani jooga walaahi mudaawin ma ahan sida ka muuqata hadalkiisa yaab???

  2. ladan says:

    walaalyaal kani ma dowlada nabad iyo nolool ayuu ka soo horjeeda yaab hadana waa xildhibaan aqalka sare ah walaahi soomaali hadal xun kama dhamamaato




ad

Latest News

MUUQAAL:-Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaan-yada Xukuumada Ee Sanadka 2019
- Dec 18, 2018
Golaha wasiirada Somaliland ayaa fadhi ay iskugu yimadeen waxaa ay ku ansixiyeen miisaan-yada xukuumada ...
MUUQAAL:-Korneyl Caare Oo Sheegay In Jabhadiisa Uu Mushaharkii U Bilaabay
- Dec 18, 2018
Korneyl Caare   oo maanta warbaahinta kula Hadley  meel u dhaw magaalada Qardho ayaa waxaa ...
Duqa Muqdisho oo la kulmay Duqa magaalada Geneva iyo duqa magaalada Bristol
- Dec 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng; Yariisoow) ayaa la ...