Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweynaha puntland oo khudbad u jeediyay ciidamadii imaaradku tabari jiray “dalka hala difaaco”

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa booqday Saldhiga tababarada ciidamada Badda Puntland ee ay gacanta ku hayso dawladda Imaaraatka Carabta, wuxuuna la hadlay cutubyo kamid ah ciidamadda oo xiligaas kusugnaa Xerada Tababarkan isagoo bogaadiyey howlaha baaxadda leh ee kasocda gudaha Puntland.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in ciidamadan ay yihiin oo kaliya ciidamada ugu tababar wanaagsan, ugu howlkarsan uguna shaqada badan ciidamada dalka Soomaaliya oo dhan kusugan, maadaama ay ka shaqeeyaan arrimo muhiim.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. jama says:

    Mr. President, due to all respect, you are a very reactive leader! It’s too late and the damage has already been done! Why you did not say all these things long time ago and clarify your position early enough to make any difference?
    Today, it is clear you have diminished the statue of Puntland and placed it in a precarious position by blindly aligning yourself with those in Mogadishu. At this point, the future of Puntland cannot depend on Mogadishu since the Somali government cannot afford or even not willing to do anything positive in Puntland.
    Most of the international assistance for the Somali people, whether military, civil, or educational assistance is devoured and squandered by Mogadishu while other regions are left on their own. That is why it is even more important for Puntland leaders not to be fooled by the fake nationalism drum to push away the emirates who helped Puntland for long time.

  2. c/qani says:

    Khatartooda. ayay Leeyihiin CIIDAMO” Calooshood U Shaqaystayaal Ah Oo Dalal Shisheeye Ay TABABAREEN? In ay Kusugnaadaan SHACABKA SOOMAALIYEED DHEXDIISA??

    Ciidan kusheeg Farabadan oo Soomaali Lagusheegaayo Ayaa meelibadan Dalka Kaga Sugan??

    Lakiine su’aashu waxaytahay?

    1 Harta ciidamadaani Soomaali Mayihiin Mise Waa CANAASIIR Dalalkale laga Soo Uruuriyay? o BLACK WATER!! iyo MAAFIYA ay kushaqaystaan??

    2 Maxay bartaan? ma DAGAAL” sokeeye iyo iska Horkeenka shacabka ayay kashaqaynaayaan??

    3 Ma shirqoolka iyo UGAARSIGA Dadka waxku Oolka ah Ayay Maleegaan??

    Iyo Su’aalo farabadan oo Jawaab u baahan?? waxaase iska CAD in ay Ciidam kusheegaas iyo Shisheeyaha Dalka kusoo Duulay?? aan Laga Ogalaan” in Ay DALKA BURBURIYAAN?? oo layska DIFAACO??




ad

Latest News

DAAWO:- Xisbiga Kulmiye Oo Inkiray In Dowladda Soomaaliya Heshiis Kula Gashay Imaaraadka Carabta Dekedda Berbera.
- Apr 20, 2018
fhayeen u hadlay Xisbiga Kulmiye ee haya hogaanka maamulka Soomaaliland ayaa si adag wuxuu ...
SAWIRRO: Taliye Gorod oo ka qeybgalay shirweynaha Talisyada Ciidanka Africa iyo Mareykanka
- Apr 20, 2018
Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyey shir weyne socday ...
Daawo:Barnaamij ku saabsan Hormarka laga Gaaray Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo..
- Apr 20, 2018
Gudoomiyaha Gudiga Gob Maxamed Cabdulkaadir Shirwac ayaa habeenki xalay ahaa waxa uu marti ku ...