Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Khilaafka Soomaliya iyo Imaaradka oo Laga Cabsi Qabo Inuu Sameeyo Ganacsiyada Soomaalida

Xildhibaan Siidoow Aadan Abaadir oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaankii 9-aad ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xiriirka sii xumaanaya ee Soomaaliya iyo Imaaraadka ka dhaxeeya kadib lacag ay dowlada Soomaaliya dhawaan ku qabatay Garoonka Diyaardaha Muqdisho oo uu Imaaraadka lahaa

Waxa uu sheegay in dagaalkaan siyaasadeed uu sameyn ku yeelan karo ganacsiga maadaama Soomaaliya uu ganacsigeeda ku xiranyahay Abu dhabi.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmed says:

    Afar sanadood baa joogey dubey, dadkaan iyagaa nagu nool, Xoolaha Somalida hadey u wareegaa Cumaan ama ay maqlaan afar doonyood oo tagtey, Dubey wey qaylisaa, maanta Somaliya Maraakiib baa badeecad uga keenta Shiinha Brasil iyo meel kasta , waa la dhaafey waqtigii doonyaha wax keeni jireen, dubeyna Transit bey aheyd. Hadana Afar Habrood baa Hotela ku leh Iyo Dahablayaal, Xamar ha geeyaan.




ad

Latest News

Shil Geystay Khasaare Xoogan Oo Ka Dhacay Carbiska
- Sep 18, 2019
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo saaka aroortii ...
Sabriye Oo Ka Warbixiyey Dadaallada Ka Socda Galmudug
- Sep 18, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey ...
DAAWO:-Xildhibaan Faarax c/qaadir Doorashooyinka, Amniga, Somaliland, iyo Arimaha la xiriira deyn cafinta iyo dhaqaalaha dalka.
- Sep 18, 2019
https://www.facebook.com/FarahAbdulkadirOfficial/videos/800930830323339/