Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dilal Qorsheysan Oo Ka Kala Dhacay Xaafado Ka Tirsan Magalada Muqdisho

Magaalada muqdisho kooxo hubeysan ayaa ku dilay Sarkaal ka tirsanaa Laanta dembi-baarista Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,iayda oo dadkii ka dambeeyey dilkaas ay baxsadeen.

Marxuumka la dilay oo lagu magacaabi Jiray Xasan Dheere ayaa waxaa dhowr xabadood qeybta sare ee Jirka kala dhacay Dhalinyaro hubeysan oo ugu tagtay Meeshii uu ku sugnaa, Dilka kadib goobta oo aan ka fogeyn Xarunta Degmada Waxaa deg deg ugaaray Ciidamada amniga kuwaasoo sameeyay baaritaan aan la soo sheegin in wax dad ah lagu qabtay.

Dhinaca kale Kooxo hubeysan ayaa xalay Xaafada Odweyne ee degmada Deeyniile Gobolkan Banaadir waxa ay ku dileen Nin la Sheegay in uu barre ka ahaa mid ka mid ah jaamacadaha Muqdisho .

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweyne farmaajo maxaa la gudboon hadii mooshin laga gubiyay xilka looga qaadayo?
- Dec 10, 2018
Madaxweynaha somalia maxamed cabdulaahi farmaajo waxaa la gudbiyay mooshin xilka looga qaadayo waxaana jira ...
DHAGEYSO:-Mooshinka laga keenay mdaxweyne farnaajo xalkee ayuu ku danbayn doona?
- Dec 10, 2018
Umadda Soomaaliyeed waxay baryihii danbe ka nasatay arimaha mooshinka iyo is qab qabsiga madaxda ...
DHAGEYSO:-Xildhibaan Saleebaan ‘Rajaddii shacabku qabeen way nusqaantay madaxweynuhu shaqadiisii wuu gabay”
- Dec 10, 2018
Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi ayaa sheegay in Rajaddii shacabku u qabeen madaxweyne farmaajo aya ...