Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Saraakiil Ka Socota Imaaraadka Oo Maanta La Kulmaya Madaxweynaha Puntland

Saraakiil ka socota dowladda Imaaraadka Carabta ayaa  soo gaadhaay Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kadib ka bixitaankoodii Saraakiishooda tababarayaasha ahaa.

Saraakiishaan ayaa Wararka aan helnay waxa ay sheegayaan in ay la kulmi doonaan madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas,iyaga oo kala hadli doona khilaafka DFS iyo Imaaraadka Carabta oo sababtay in saraakiishii tababarayaasha Imaaraadka ay ka baxaan Boosaaso.

Sabtidii ayuu qorshuhu ahaa in Madaxweyne Gaas uu la kulmo Saraakiisha Imaaraadka ka socota basle uu aaday Xafladii Caleemo saarka Beeldaaje Maxamed Beel Daaje.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmed says:

    Marhadii Barlamaankii Puntland isku raacey in Mashaariicda iyo ciidamada ay tababarto la wareegto, Dowlada Somaliya Gaas warkiisu ma soconayo.




ad

Latest News

DAAWO:- Xisbiga Kulmiye Oo Inkiray In Dowladda Soomaaliya Heshiis Kula Gashay Imaaraadka Carabta Dekedda Berbera.
- Apr 20, 2018
fhayeen u hadlay Xisbiga Kulmiye ee haya hogaanka maamulka Soomaaliland ayaa si adag wuxuu ...
SAWIRRO: Taliye Gorod oo ka qeybgalay shirweynaha Talisyada Ciidanka Africa iyo Mareykanka
- Apr 20, 2018
Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyey shir weyne socday ...
Daawo:Barnaamij ku saabsan Hormarka laga Gaaray Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo..
- Apr 20, 2018
Gudoomiyaha Gudiga Gob Maxamed Cabdulkaadir Shirwac ayaa habeenki xalay ahaa waxa uu marti ku ...