Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Boqor Buurmadow Magaalada Carmo Fariin uga diray madaxda puntland iyo soomaaliland

Qaar kamid ah isimada soo jireenka ah ee ka soo jeeda deegaamada Puntland oo maanta ka qaybgalay munaasabadda caleema saarka Beel-daaje Maxamed Beel-daaje Ismaaciil ayaa ka hadlay xiisadda colaadeed ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Mid kamid ah isimada Soomaaliland oo khudbad ka jeedinayey munaasabadda caleema saarka ayaa waxa uu sheegay in Isimadaii ka yimid deegaamada Soomaaliland oo gaarey Carmo ay madaxweynaha dowladda Puntland kala hadleen xiisadda gobolka Sool, gaar ahaan deegaanka Tukaraq oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo Soomaaliland.

Hoos ka dhageyso codka

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Warsame says:

    Ninkaan Buurmadoow. Intayar ee aan ka’aqaan waanin Islam ah oo ilaahay yaqaan.waanin wadajirka umada jecel




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Galmudug Oo Wafdi U Dirtay Deegaanka Xeraale
- Mar 20, 2019
Madaxda sare ee maamulka Galmudug ayaa maanta wafdi dhex dhexaadin ah u diray deegaanka ...
Rag Ka Tiran Al Shabaab Oo Lagu Xukumay Muqdisho
- Mar 20, 2019
Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka Xukun Dil ku riday Canshuur ...
Daawo :Dagaalka Dekedaha Geeska Afrika Soomaaliya iyo Jabuuti .
- Mar 20, 2019
Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Nuxurka Barnaamijkii Dagaalka Dekedaha ee ay ALJAZEERA TV diyarisay ...