Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Garsoorihii Xukumay Niciima Qorane Oo Warbaahinta Ka Sheegay Hadal Faan u muuqda

Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ayaa xukun ku riday Abwaanad Niciima Qorane oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku xidhneyd magaalada Hargeysa

Qareenadii u doodaayey ayaa sheegay in ay racfaan ka qaadan doonaan  xadhiga Niciima Abwaan qorane

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. c/qani says:

    WAXYAABAHA UU SAMAYNAAYO *MUUSE BIIXI WAA DAANDAANSI SHACABKA SOOMAALIYEED.

    XAWAAQIB XUMO AYUUNA KADHAXLIDOONAA?
    QOF SOOMAALI AH OO GOBOL KAMID AH GOBOLADA SOOMAALIYA AYUU TAGAY DANBI LOOGADHIGAAYO WARKALEETO AYAA KADANBEYNDOONA?

    (MIKEL KEITIN IYO SAFIIRADA” REER YURUB* MUQDISHO AYAY DEGENYIHIIN!!! HARGAYSA-NA WAA YIMAADAAN* EE MAXAA DHACAY?? IYGA SHARCIGA *MUUSE BIIXI MAQABTO MIYAA??

    SHACABKA SOOMAALIYEED GARDARADU WAY KUBADANTAHAY? NIDAAMKA MAAMULADU KUSHAQAYNAYAANA WAA NIDAAM (GUMAYSI) SAMEEYAY EE SHACABKA SOOMAALIYEEDOOW DHAGJALAQ HA SIININA!! EE XAMAR IYO HARGAYSA IYO JABIITI ISAGA ISDHEXMARA IYAGAA DAALIDOONA!! MADAXKUSHEEGTA MAANTA SOOMAALIYA KATALISAAYE??

  2. c/qani says:

    SIXID:
    CAWAAQIB XUMO AYUU KADHAXLIDOONAA??




ad

Latest News

DAAWO:- Xisbiga Kulmiye Oo Inkiray In Dowladda Soomaaliya Heshiis Kula Gashay Imaaraadka Carabta Dekedda Berbera.
- Apr 20, 2018
fhayeen u hadlay Xisbiga Kulmiye ee haya hogaanka maamulka Soomaaliland ayaa si adag wuxuu ...
SAWIRRO: Taliye Gorod oo ka qeybgalay shirweynaha Talisyada Ciidanka Africa iyo Mareykanka
- Apr 20, 2018
Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyey shir weyne socday ...
Daawo:Barnaamij ku saabsan Hormarka laga Gaaray Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo..
- Apr 20, 2018
Gudoomiyaha Gudiga Gob Maxamed Cabdulkaadir Shirwac ayaa habeenki xalay ahaa waxa uu marti ku ...