Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Maxkamada Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Niciima Abwaan Qorane .

axkamada gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay xukun ku riday Abwaanad Niciima Qorane oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku xidhneyd magaalada Hargeysa

Maxkamada ayaa ku xukuntey Niciima Abwaan Qorane Saddex sanno oo xadhig ah .

Qareenadii u doodaayey ayaan ilaa hada aan wax racfaan ah aan ka qaadanin xadhiga Niciima Abwaan qorane

Niciima Abwaan qorane oo muddo dhawr bilood ah ku xidhneyd magaalada Hargeysa ayaa waxaa lagu soo eedeyey qoraal ay barteeda Facebook soo dhigtay oo la sheegay in ay qaran nimada Somaliland kaga soo hor jeedo

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliye ku xigeenkii NISA oo xog xasaasi ah bixiyay kana hadlay shaqo joojintii lagu sameeyay
- Jul 19, 2018
Taliye xigeenkii hore ee hay’adda Nabad Sugidda NISA Ismaaciil Cismaan aya si faah faahsan  ...
DAAWO:-Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal oo lagu caleema saaray Nabadoon C/laahi Nabadoon Caynab
- Jul 19, 2018
Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal ee gobalka Gardafuu waxaa lagu caleema saaray Nabadoon Cabdulaahi ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta oo lagu qabtay magaalada Caabudwaaq
- Jul 19, 2018
Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka ...