Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Sheekh Yuusuf maxamed siyaad “Waa in tallaabo adag laga qaado cidkasta oo taageerta imaaraadka carabta

Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad indha cade ayaa kaga hadlay khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

Indho Cadde ayaa ugu horreyn sheegay in dowladda Imaaraadka Soomaaliya ay ku timid qaab u eg Maseer, iyada oo ku dayaneysa dowladda Turkiga, sida uu hadalka u dhigay.

 

Waxaana uu ugu baaqay madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay tallaabo ka qaadaan cidkasta oo taageerta Imaaraadka, si aysan dalka ugu abuurin jahwareer siyaasadeed.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Xukuumadda Oo Meel Marisay Istaraatiijiyadda Iyo Qorshaha Dhab-u-heshiinta Qaranka
- Mar 21, 2019
Kulan ay golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ay Muqdisho ku yeesheen maanta ayaa lagu ...
DAAWO SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Khudbad Ka Jeediyay Shir Looga Hadlayo Ka Hor-tagga Xag-jirnimada
- Mar 21, 2019
-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada ...
MUUQAAL:-Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadaha Puntland & Somaliland
- Mar 21, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya socdaalka masuuliyiinta katirsan Puntland iyo ciidamadu ku ...