Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Madaxweynaha puntland oo ka hadli doona bixitaanka imaaraadka ee puntland

Madaxweynaha puntland cabdi wali maxamed cali gaas ayaa lagu wada in uu ka hadlo bixitaanka imaaraadka ee puntland ka dib markii ay shalay garoonka bander qaasim ka dhoofeen saraakiishii dhanka tabarka u qaabilsana ciidamada BMF.

Madaxweyne gaas oo xiligan ku sugan degmada caro halkasi uu uga qayb galayo caleemo saarka Caleemasaarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdullaahi ayaa lagu wada in uu dhanka bosaaso u soo gudbo halkaas uu saxaafada kula hadli doono sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan madaxtooyada puntland waxaana uu go’aan cad ka qaadan doona madaxweyne gaas arinta imaaraadka carabta oo mudo badan puntland ayna ka hadlin tan iyo intii khilaafka imaaraadka iyo xukuumada dhexe uu soo ifbaxay

La soco wixii soo kordha 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Khudbad Ka Jeediyay Shir Looga Hadlayo Ka Hor-tagga Xag-jirnimada
- Mar 21, 2019
-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada ...
MUUQAAL:-Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadaha Puntland & Somaliland
- Mar 21, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya socdaalka masuuliyiinta katirsan Puntland iyo ciidamadu ku ...
MUUQAAL:-Kadib Shir Saacado Socdey Madaxweyne Denni iyo Wasiiradiisa oo War Soo Saara
- Mar 21, 2019
Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...