Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil oo Maanta Carmo Lagu Caleema Saarayo.

Degmada Carmo ee gobolka Bari ayaa waxaa maanta ka dhacaysa munaasabad ballaaran oo lagu caleema saarayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi oo ka mid ah isimada Puntland.

Muanaasabadda caleema saarka ayaa waxaa ka qaybgeli doona madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, xubno katirsan golayaasha kala duwan ee Puntland, wafti ka socda dowladda Soomaaliya, maamulka gobolka Bari, Isimo iyo boqolaal shacab ah oo ka kala yimid Soomaaliya iyo guud ahaan dunida inteeda kale.

Inta ay socoto xafladda caleema saarka ayaa waxaa laga jeedin doonaa khudbado kala duwan oo quseeya shaqada dhaqanka Soomaaliyeed iyo sidii ay ula shaqayn lahaayeen Isinkaan cusub ee ku soo biiray saldanada, wadajirka umadda iyo arrimo kale.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliye ku xigeenkii NISA oo xog xasaasi ah bixiyay kana hadlay shaqo joojintii lagu sameeyay
- Jul 19, 2018
Taliye xigeenkii hore ee hay’adda Nabad Sugidda NISA Ismaaciil Cismaan aya si faah faahsan  ...
DAAWO:-Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal oo lagu caleema saaray Nabadoon C/laahi Nabadoon Caynab
- Jul 19, 2018
Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal ee gobalka Gardafuu waxaa lagu caleema saaray Nabadoon Cabdulaahi ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta oo lagu qabtay magaalada Caabudwaaq
- Jul 19, 2018
Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka ...