Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dowladda Federalka ah iyo Dowladaha Xubnaha Ka ah oo Garoowe Heshiis Ku Kala Saxiixday

Magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey shirkii warfaafinta Soomaaliya oo ay ka qayb galeen wasaaradaha warfaafinta dowladda Soomaaliya, dowladaha xubnaha ka ah, maamulka gobolka Banaadir, ururada warbaahinta iyo daneeyayaasha warbaahinta Soomaaliyeed.

Munaasabadda xiritaanka shirka ayaa waxaa lagu soo bandhigay war murtiyeed ka soo baxay shirkaasi oo goobta lagu saxiixay uu goob joog ka ahaa madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo madaxda warfaafinta Soomaaliyeed.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweyne farmaajo maxaa la gudboon hadii mooshin laga gubiyay xilka looga qaadayo?
- Dec 10, 2018
Madaxweynaha somalia maxamed cabdulaahi farmaajo waxaa la gudbiyay mooshin xilka looga qaadayo waxaana jira ...
DHAGEYSO:-Mooshinka laga keenay mdaxweyne farnaajo xalkee ayuu ku danbayn doona?
- Dec 10, 2018
Umadda Soomaaliyeed waxay baryihii danbe ka nasatay arimaha mooshinka iyo is qab qabsiga madaxda ...
DHAGEYSO:-Xildhibaan Saleebaan ‘Rajaddii shacabku qabeen way nusqaantay madaxweynuhu shaqadiisii wuu gabay”
- Dec 10, 2018
Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi ayaa sheegay in Rajaddii shacabku u qabeen madaxweyne farmaajo aya ...