Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO+SAWIRO:-Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan barlamanka Soomaaliya oo bosaaso Lagu soo dhaweeyay iyo ujeedka safarkooda

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Soomaaliya oo uu hogaaminayay Wasiirka Amniga Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa  soo gaaray Magaalada Bosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari

Wafdigan ayaa ujeedada ay uyimaadeen Magaalada Bosaaso Waxa ay ku sheegeen in ay tahay ka qaybgalka Caleemo saarka Beeldaaje Maxamed oo maalinta bari ah lagu caleemo saarayo Degmada Carmo .

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Booqasho Lama Filaan Ku Tagay Abu Dhabi, Maalin Kaddib Booqashadii Qadar
- Mar 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa gaadhay magaalada Abu Dhabi ee Caasimadda Imaaraadka Carabta, ...
MUUQAAL:-Machadka Heritage Oo Qiimeyn Ku Sameysay Dowladda Farmaajo Labadii Sanno Ee Ay Jirtey
- Mar 21, 2019
 Machadka Daraasaadka ee Heritage ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray warbixin uu ...
MUUQAAL:-Maamulka Xeraale oo ka hadlay weerarkii lagu soo qaaday
- Mar 21, 2019
https://www.facebook.com/abdikariin.bulxan/videos/2224956880901596/