Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Imaaradka Carabta Oo Puntland kala baxay Saraakii ka joogay

Magaalada Bosaaso waxaa ka amba baxay Madaxdi iyo Tababarayashii Imaaradka Carabta  ee kujiray  xeradii Ciidanka Badda Puntland PMPF , halkaas oo ay mudo dhowr sano ah ku Taba bari jireen Ciidamada  bada Puntland.

ilo xog’ogaal ah ayaa Radiosyl.com waxa ay uxaqiijiyeen in ay isku dayeen saraakiishii imaaradka ee ku sugnaa Bosaaso in ay horay usii qaataan qalab muhiim ahaa oo yaalay Xereda ciidanka PMPF balse loo diiday ,Inkastoo Arrintaas ay gaashaanka u daruureen mas’uuliyiinta Maamulka Puntland.

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa Dowladda Imaaraadka Carabta kala wareegaysa xeredii iyo ciidankii ay Muqdisho ku taba bari jireen imaaradka carabta , waxayna dowladda ay sheegtay in ay mas,uuliyada ciidankan ay iyadu ka faalo qaadi doonto ,

Magaalada Bosaaso maanta waxaa ka amba baxay Madaxdi iyo Tababarayashii Imaaradka Carabta  ee kujiray  xeradii Ciidanka Badda Puntland PMPF , halkaas oo ay mudo dhowr sano ah ku Taba bari jireen Ciidamada  bada Puntland.

ilo xog’ogaal ah ayaa Radiosyl.com waxa ay uxaqiijiyeen in ay isku dayeen saraakiishii imaaradka ee ku sugnaa Bosaaso in ay horay usii qaataan qalab muhiim ahaa oo yaalay Xereda ciidanka PMPF balse loo diiday ,Inkastoo Arrintaas ay gaashaanka u daruureen mas’uuliyiinta Maamulka Puntland.

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa Dowladda Imaaraadka Carabta kala wareegaysa xeredii iyo ciidankii ay Muqdisho ku taba bari jireen imaaradka carabta , waxayna dowladda ay sheegtay in ay mas,uuliyada ciidankan ay iyadu ka faalo qaadi doonto ,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    MEESHAAN CIIDAN MAJOOGO EE DADKAANI HASHAQAYSTAAN. NOLOSHOODA IYO NOLOSHA QOYSASKOODANA HAKAFAALO QAADEEN??

    HADIIKALE GAAJO IYO BOOB AYAA LAGAFILANKARAA? WAXYAABAHA WAQTILUMISKA AH IYO DHALANTEEDKA SHACABKA HALAGA DAAYO??




ad

Latest News

DAAWO:- Xisbiga Kulmiye Oo Inkiray In Dowladda Soomaaliya Heshiis Kula Gashay Imaaraadka Carabta Dekedda Berbera.
- Apr 20, 2018
fhayeen u hadlay Xisbiga Kulmiye ee haya hogaanka maamulka Soomaaliland ayaa si adag wuxuu ...
SAWIRRO: Taliye Gorod oo ka qeybgalay shirweynaha Talisyada Ciidanka Africa iyo Mareykanka
- Apr 20, 2018
Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyey shir weyne socday ...
Daawo:Barnaamij ku saabsan Hormarka laga Gaaray Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo..
- Apr 20, 2018
Gudoomiyaha Gudiga Gob Maxamed Cabdulkaadir Shirwac ayaa habeenki xalay ahaa waxa uu marti ku ...