Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRO:-Ciidamada Puntland Oo Howlgal Ka Fuliyay Buuraha Gobolka Bari

Ciidamada maamulka Puntland ayaa howlgal waxa ay ka fuliyeen goobo ay ku tuhmaayeen in ay ku sugan yihiin Al-Shabaab iyo Daacish oo ka dagaallama gobolka Bari.

Sidda ay Risaala u xaqiijiyeen Saraakiisha ciidamada Badda Puntland howlgallada ayaa badankooda waxa ay ka dhaceen dhulka Buuralayda ah ee gobolka Bari, sida Bali-khadar iyo Sugurre

Saraakiisha ciidamada waxa ay sheegeen in ay howlgalkaasi ay qaadeen ka dib markii ay ka war heleen qaraxyo dhulka lagu aasaayo degaanada ka tirsan Buuraleyda.

Qoraal kasoo baxay taliska ciidanka ayaa lagu sheegay in ciidanka Badda la geliyey heegan buuxa kahor howgalka, waxaana khudbad ujeediyay taliyaha ciidanka Badda S/guuto Cabdirisaaq Diiriye.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweyne farmaajo maxaa la gudboon hadii mooshin laga gubiyay xilka looga qaadayo?
- Dec 10, 2018
Madaxweynaha somalia maxamed cabdulaahi farmaajo waxaa la gudbiyay mooshin xilka looga qaadayo waxaana jira ...
DHAGEYSO:-Mooshinka laga keenay mdaxweyne farnaajo xalkee ayuu ku danbayn doona?
- Dec 10, 2018
Umadda Soomaaliyeed waxay baryihii danbe ka nasatay arimaha mooshinka iyo is qab qabsiga madaxda ...
DHAGEYSO:-Xildhibaan Saleebaan ‘Rajaddii shacabku qabeen way nusqaantay madaxweynuhu shaqadiisii wuu gabay”
- Dec 10, 2018
Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi ayaa sheegay in Rajaddii shacabku u qabeen madaxweyne farmaajo aya ...