Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Waraysi aqoonyahan faysal cabdi rooble ,mooshinkii jawaari iyo qaabka madaxweynuhu u xaliyay ,kala qaybsanaanta barlamanka faragalinta & mustaqbalka somalia

Waraysigan uu Aqooyahan Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 oo aan ku qiimayn karo Waraysigii ugu macluumaadka badnaan Sanadakan 2018ka .

Waraysigan wuxuu Aqoonyahanku ku balbalaariyey Qaabka uGu haboon ee mooshin saxa loo baahan yahay in loo soo bandhigo ,isagoo saluug weyn ka muujiyey sida loo soo bandhigay Mooshinkii laga keenay Mudane Jawaari.Sidoo kale wuxuu ka faalooday sida uu u xaliyey khilaafkaas Madaxweyne Farmaajo.

Dadweynaha Golaha1960 ku midoobey oo su’aalo toosa weydiinaayey Aqoonuahan Faysal Cabdi Rooble waxay aad uGu qanceen  ,Qaabka uu u soo bandhigay siyaabaha loo xaliyo khilaafaadka

.Sida uu u sharxay faragelinta Dowladaha khaliijku ku hayaan dalka somaliya sida Dowlada Imaaraadka oo aaney qarsooneyn kala qaybqaybinta ay la damacsan tahay Dalka somaliya . iyo  baarlamaanka iyo Fulinta oo isku milan.

HADABA  si wanaagsan u dhuux labada qaybood ee waraysigan oo warbixin iyo talo soo jeedin balaaran xambaarsan.

Qaybta  ( 1aad)

Qaybta ( 2aad)

Weriye Dhegood iyo dadweynaha Golaha1960

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliye ku xigeenkii NISA oo xog xasaasi ah bixiyay kana hadlay shaqo joojintii lagu sameeyay
- Jul 19, 2018
Taliye xigeenkii hore ee hay’adda Nabad Sugidda NISA Ismaaciil Cismaan aya si faah faahsan  ...
DAAWO:-Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal oo lagu caleema saaray Nabadoon C/laahi Nabadoon Caynab
- Jul 19, 2018
Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal ee gobalka Gardafuu waxaa lagu caleema saaray Nabadoon Cabdulaahi ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta oo lagu qabtay magaalada Caabudwaaq
- Jul 19, 2018
Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka ...