Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Dowladda qadar oo hadashay Qaraxii Baraawe

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Qatar ayaa loogu cambaareeyay Qarixii ka dhacay Garoon Kubadda lagu cayaaro oo ku yaalla Magaalada Baraawe ee Caasimadda maamulka Koonfur Galbeed.

Wasaaradda arimaha dibadda ee Qatar ayaa ku celcelinaysa sida ay ugu soo horjeedo isla markaana u diidan tahay rabshadaha gacan ka hadalka ah ee argagaxisada ku saleysan oo aan jirin wax sabab ah oo ka dambeeya.

Dowladda Qatar ayaa sidoo kale, sheegtay in ay gebi ahaan ka soo hor jeedo beegsiga goobaha dadweynaha iyo in dadweynaha la cabsi geliyo, waxayna tacsi u dirtay dowladda Soomaaliya iyo qoysaska dadkii ku waxyeeloobay qaraxaas.

Shabaab ayaa qarax Miino oo ay ku aaseen garoon kubada cagta lagu cayaaro waxa ay ku dileen ilaa Afar qof, halka ay ku dhaawaceen tiro intaas ka badan, kuwaasi oo u badnaa Dhalinyaro.

Shabaab waxa ay sheegeen in Qaraxaasi ay ku dileen Askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Dhagax dhiggay terminal-ka Ariportka Magaalada Badhan
- Sep 22, 2018
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  waxaa uu dhagax dhigay dhismayaasha ...
DHAGEYSO:-Agaasimaha Isbitaalka Madiina Oo Lagu Eedeeyay Musuq
- Sep 22, 2018
Siyaasiga Axmed Baasto oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa eedeen kulul u jeediyay ...
DHAGEYSO:-Hadal uu jeediyay Madaxweyne Gaas oo caro badan dhaliyay iyo Jawaabo laga bixiyay
- Sep 22, 2018
Hadal Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu  ka jeediyay degmada Badhan ee gobolka ...