DHAGEYSO:-Hargeysa hal qof oo ku dhex geeriyooday Haan Shidaal
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in hal qof uu geeriyooday ka dib markii Saddex nin oo ku jiray Haan Shidaal ay ku neefqabatoobeen.
Saddexda nin ayaa la sheegay in ay galeen Haan Shidaal si ay u soo nadiifiyaan ninka dhintay ayaa lagu magacaabi jiray c/fataax Maxamuud Cismaan.
Loading...