Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Khilaaf Soo Kala Dhex-galay Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamanaka Hir-shabeelle

Khilaaf Xoogan ayaa soo kala Dhexgalay Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas Shiikh Cismaan Barre.
Khilaafkaan ayaa sababay inay hakad galaan Howlihii Xukumadda iyo Baarlamaanka Hirshabeelle oo aan ayaantaan wax kulan ah yeelan.

Khilaafka ka dhexeeya Madaxda sare ee Hir-shabeelle ayaa sababay in Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ay laka saftaan Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka waxaana taasi ay keentay in Xildhibaanada Labada garab ay diyaariyaan Mooshino ka dhan ah Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Hir-shabeelle.

Xildhibaanadda Taageersan Madaxweyne Waare ayaa sheegay in Gudoomiyaha Baarlamanaka Hir-shabeelle Shiikh Cismaan Barre uu dibadda safaro u aaday iyadoo aan lasoo xiran kalfadhiga baarlamaanka Maamulka Hir-shabeelle.

Dhanka kale Xildhibaanadda taageersan Gudoomiyaha baarlamanka Maamulka Hir-shabelle ayaa ku eedeeyay Waare in uusan waxba qabanin tan iyo markii la doortay, islamarkaana xil ka qaadistii uu ku sameeyay maamulka Gobolka Hiiraan ay aheyd sharcidaro.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Khudbad Ka Jeediyay Shir Looga Hadlayo Ka Hor-tagga Xag-jirnimada
- Mar 21, 2019
-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada ...
MUUQAAL:-Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadaha Puntland & Somaliland
- Mar 21, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya socdaalka masuuliyiinta katirsan Puntland iyo ciidamadu ku ...
MUUQAAL:-Kadib Shir Saacado Socdey Madaxweyne Denni iyo Wasiiradiisa oo War Soo Saara
- Mar 21, 2019
Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...