Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL: Xaaf oo Dhuusamareeb ku Qaabilay Dhalinyaradii Hindiya Laga soo daayey iyo Dhibkii ay soo mareen

Waxaa Maanta xaflad soo dhawayn ah loogu sameeyay Magaalada Dhuusamareeb Konton ka mid ah Dhallinyaradii dhawaan laga soo daayay xabsiyada Dalka Hindiya, Waxaana ka hadlay Qaar ka mid ahaa Dhallinyaradii lasoo daayay, wuaxayna ka sheekeeyay dhibaatooyinkii ay ku mutaysteen Xabsiga.

Waxay xuseen inay Dawladnimadu tahay wax qiimo wayn ku fadhiya, iyagoo sheegay in muwaaddinka markii ay dhibaato soo gaadho cidda keliya ee wax u qaban karta inay tahay Dowladdiisa.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle “Xaaf”ayaa waxa uu ballan qaaday in loo abuuri doono Dhallinyaradan fursado shaqo, loona baahan yahay inay is uruursadaan si ay u noqdaan Dad wax qabsada oo Dalkooda iyo Naftooda wax u tara.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Sanado kahor weli xaalku waa sidii warbixin xiiso badan
- Dec 19, 2018
DAAQADII RAJADA - ! Barnaamij (Documentary) Aan ka diyaariyey Dhacdooyin Musuq Maasuq oo ka ...
DHAGEYSO:-Howlgallo Isbaaro Qaadis Ah Oo Ka Socda Duleedka Baladweyne
- Dec 19, 2018
Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa weli waxa ay howlgallo ballaaran oo isbaarooyin lagu qaadayo ...
DHAGEYSO:-Dowladda Somalia oo lagu eedeyay la tashi la’aan Arrimaha K/galbeed
- Dec 19, 2018
Xildhibaan Maxamuud Macallin Yaxye oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...