Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Sheekh Axmed Maxamed Dhagaxtuur Oo Inoo Akhrinayo Casharkii 7aad Ee Kitaabka 100 Xaddiis

Sheekh Axmed Maxamed Dhagaxtuur oo ka mid ah culumaa’uddiinka magaalada Birmingham ee dalkja Ingiriiska ayaa inoo soo jeedinaya casharkii 6aad  kitaabka 100 Xaddiis.

Casharka kitaabka 100 Xaddiis ayaa haddii eebbe idmo Sheekh Axmed Dhagaxtuur uu maalin kasta ka akhrin doonaa Laba xaddiis oo ka mid ah.

Waxaad casharka Kitaabka 100 Xaddii si joogta ah ugala  socon kartaan warbaahinta saaadaalnews oo haddii eebbe idmo idiin soo gudbin doonto.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

 

Daahir F. Afdheere

Email.owsame1@yahoo.com

——————————————

Saadaal.com

saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliye ducaale cali mire oo muqdisho ku laabtay & qorshe lagu dhabar jabinayo axmed madoobe oo muqdisho ka socda
- Aug 17, 2018
Magaalada muqdisho waxaa dib ugu laabtay ducaale cali mire iyo maxamed ibraahim waa taliye ...
DHAGEYSO:-Xildhibaan Jeesoow Oo Mucaaradka dowladda ku biiray Xilka Fahad Yaasiin muxuu ka yidhi?
- Aug 17, 2018
Waxaa weli hadal heyn Xoogan ka jirtaa Qaabkii Madaxweyne Farmaajo Saaka Isbadelka ugu sameeyey ...
DHAGEYSO:-Maxay ka dhigan tahay is badalka dhanka saraakiisha ciidanka ee madaxweyne farmaajo sameeyay
- Aug 17, 2018
Digreeto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa waxaa isbadal ...