Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Sheekh Axmed Maxamed Dhagaxtuur Oo Inoo Akhrinaya Casharkii 5aad Ee Kitaabka 100 Xaddiis

Sheekh Axmed Maxamed Dhagaxtuur oo ka mid ah culumaa’uddiinka magaalada Birmingham ayaa inoo soo jeedinaya casharkii 5aad  kitaabka 100 Xaddiis.

Casharka kitaabka 100 Xaddiis ayaa haddii eebbe idmo Sheekh Axmed Dhagaxtuur uu maalin kasta ka akhrin doonaa Laba xaddiis oo ka mid ah.

Waxaad casharka Kitaabka 100 Xaddii si joogta ah ugala  socon kartaan warbaahinta saaadaalnews oo haddii eebbe idmo idiin soo gudbin doonto.

HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

Daahir F. Afdheere

Email.owsame1@yahoo.com

——————————-

Saadaal.com

saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliye ku xigeenkii NISA oo xog xasaasi ah bixiyay kana hadlay shaqo joojintii lagu sameeyay
- Jul 19, 2018
Taliye xigeenkii hore ee hay’adda Nabad Sugidda NISA Ismaaciil Cismaan aya si faah faahsan  ...
DAAWO:-Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal oo lagu caleema saaray Nabadoon C/laahi Nabadoon Caynab
- Jul 19, 2018
Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal ee gobalka Gardafuu waxaa lagu caleema saaray Nabadoon Cabdulaahi ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta oo lagu qabtay magaalada Caabudwaaq
- Jul 19, 2018
Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka ...