Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO+VIDEO:-Madaxweynaha Soomaaliya Oo Tababar U Soo Xiray In Ka Badan 600 Askari Oo Ka Mid Noqonaya Ciidamada Daraawiishta

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo  tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta ee booliska Soomaaliya ayaa sheegay in dalkaan uu ku soo duulay Cadaw Shisheeye.

Waxa uu sheegay in dadka dhibaatada ku haya dalka Soomaaliya ay yihiin dad dalalkooda u diiday dhibaato iyo burbur laakin la soo aaday dhanka Soomaaliya.

HOOS KA DHAGEYSO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Xildhibaan Idiris iyo Siyaasi Cali Daacuun oo Kahadlay Hadalkii Cabdiweli gaas ee Koonfur Galbeed
- Sep 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=Gu63DgEDxMI
DAAWO SAWIRRO:-Madaxwenaha Puntland oo Khudbad u Jeediyey Ardayda Jaamacadda Maakhir Badhan
- Sep 21, 2018
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa khubad dheer oo muhiim ah ...
DHAGEYSO:-Cabdullaahi Xasan Bariise “Waxaa jira shakhsiyaad difaaca dadka amni darada geysta”
- Sep 21, 2018
Taliyaha Hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal cabdullaahi Xasan Bariise ayaa si ...