Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Deg Deg Ah Imaaradka Ugu Baxay

Warar hada soo gaadhay  ayaa waxaa ay sheegayaan in madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi uu safar deg  ugu anba baxay dalka Imaraadka Carabta

Madaxtooyada Somaliland wali wax war ah kamay soo saarin ujeedka Safarka Madaxweynaha , balse waxaa la sheegayaa in uu salka ku hayo arinta muranka dhalisay ee heshiiska dekada Berbera , kaas oo dhex maray Somaliland , Itoobiya iyo shirkada Imaraadka laga leeyahay ee Dp World .

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    SHIRARKA BADANI MAFIICNA EE SOOMAALIYA WAA MID EE SHACABKA HALOO SHAQEEYO.

    DEKEDAHA IYO BEERAHANA CUNAQABATAYNTA HALAGA QAADO.
    HADII (MAAMUL GOBOLEEDYADU. AY DEKEDIHII IIBSADAAN) FARMAAJO-NA MAALIN KASTA UU BEERIHII WEERARO!JOOGTO AH KUQAADO, SIDA BALCAD* JOWHAR* AFGOOYE* IYO GUUD AHAANBA DHULKII WAX SOOSAARKA? MAXAABA NOLOL INOO HARAY?? HADABA SOOMAALIYEEYAY DHULKA XABASHI HALAGA XOREEYO DAGAALKA DHEXDIINA!! HANA HALA JOOJIYO??

    GUUL SOOMAALIWEYN.




ad

Latest News

DAAWO:-Dowladda Somalia oo Damacsan Iney Kalluun Ku Daabusho Diyaaradaha Qaadka Kenya
- Aug 17, 2018
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdi Xayir (maareeye) ...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dalka Turkiga
- Aug 17, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u joogay ...
TOPNEWS:-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed oo war ka soo saaray Xiisada Soomaalida iyo Oromada
- Aug 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ku hanjabay inuu gacan bir ah ...