Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

13 Qof oo shuban ugu geeriyootay Buulo Burte

Ugu yaraan 13 qof ayaa geeriyootay iyada oo 80 kale la dhigay Isbitaalka Magaalada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan,kaddib markii uu haleelay cudurka Shubanka.

Dadkan ayaa laga kala keenay hareeraha iyo gudaha Magaalada Buulo Burte,waxaana ay sababsadeen Biyo aan nadiif ahayn oo ay cabayaan.

Wabiga Shabeelle ee mara Gobollada labada shabeelle iyo Hiiraan ayaa dhawaan biyo keenay iyada oo waqooyiga Gobolka Hiraan dadka deggan ay hadda heystaan biyo nadiif ah halka dadka deggan Koofurt Gobolka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe aysan wabiga biyahiisa wali gaarin.

Dadka ayaa meelo ka fog degaannadooda u doonta biyaha waxaana ay cabaan biyo aan nadiif ahayn,iyada oo ay taasi saameyn ku yeelatay noloshooda.

Magaalooyinka Buulo Burte,Beledweyn iyo Jalalaqsi oo dhamaan wada dhaca Gobolka Hiiraan ayaa waxaa xilliyadan oo kale ka dillaaca cudurka Shubanka iyada oo hadda lagu jiro xilliga jiilaalka ah ee kuleylaha ugu badan ay jiraan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Jaaliyadda Soomaaliyeed gobolka Minnesota oo ka banaan baxay war uu siidaayay Tv ga Fox News
- May 22, 2018
aaliyadda Soomalaiyeed ee Minnesota oo ka jawaabayay warbixin uu sii daayay Telefishinka FOX 9 ...
Ururka daacish oo dil ay duubeen ka geystay magaalada Muqdisho
- May 22, 2018
Ururka Daacish ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar  ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga suuqa ...
SAWIRRO:-Guddiga qaran ee Gurmadka fatahaadaha oo Milyan doolar gaarsiinaya Deegaanada Fatahaaduhu saameeyeen
- May 22, 2018
Gudoomiyaha guddiga qaran ee Gurmadka fatahaadaha ahna Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ...