Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dhamaan Khudbadihii Laga Jeediyay Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya & Go’aankii DP WORLD

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Hay’ada DP World ka mamnuucay guud ahaan Soomaaliya, kadib heshiiskii Berbera.

DP World ayaa lagu eedeeyay iney ku xad gudubtay jiritaanka iyo qaranimada Soomaaliya kadib heshiiskii sedex geesoodka ahaa ee ay la gashay Itoobiya iyo Somaliland.

Hoos ka dhageyso dhamaan hadalkii laga jeediyay kulankii barlamanka soomaaliya.

HOOS KA DHAGEYSO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Jaaliyadda Soomaaliyeed gobolka Minnesota oo ka banaan baxay war uu siidaayay Tv ga Fox News
- May 22, 2018
aaliyadda Soomalaiyeed ee Minnesota oo ka jawaabayay warbixin uu sii daayay Telefishinka FOX 9 ...
Ururka daacish oo dil ay duubeen ka geystay magaalada Muqdisho
- May 22, 2018
Ururka Daacish ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar  ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga suuqa ...
SAWIRRO:-Guddiga qaran ee Gurmadka fatahaadaha oo Milyan doolar gaarsiinaya Deegaanada Fatahaaduhu saameeyeen
- May 22, 2018
Gudoomiyaha guddiga qaran ee Gurmadka fatahaadaha ahna Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ...