Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Mahad Salaad Oo Si Lama Filaan Ah Uga Hadlay Go’aankii Xildhibaanada Goloha Shacabka

Xildhibaan Mahad Salaad aya qoraal kooban oo soo dhigay bartiisa Facebook kaga hadlay go’aanka maanta ay Xildhibaanada Goloaha Shacabka ay kakaga mamnucyen dalka shirkada Dp-world ee laga leeyahay Dalka Imaaratka.

Hoos Ka Aqriso Qoraalka Mahad Salaad

Golaha Shacabka oo maanta soo saaray XEERKA DHOWRIDDA GOBONIMADA IYO MIDNIMADA GEYIGA SOOMAALIYEED ayaa xeeriyay:
1. In Shirkadda Dubai Port World “DP World” ay si bareer ah ugu xadgudubtay siyaadada, madax-bannaanida, midnimada iyo bedqabka dalka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaa, sidaas daraadeedna shirkadaan laga mamnuucay dalka Soomaaliya.

2. Heshiis kasta oo shirkadda Dubai Port World ”DP World” lala galay waxba kama jiraan uu yahay maadaama uu ka hor imaanayo Dastuurka dalka, Xeerka Maalgeshiga Shisheeye Soomaaliya iyo shuruucda kale ee dalka u yaalla.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Dowladda kenya oo dad badan u xidhay weerarkii hoteelka Nairobi
- Jan 18, 2019
Laamaha amniga ee dalka Kenya ayaa sheegay in 9 ruux ay usoo xireen tuhun ...
Xiisad Ka Taagan Degaan Hoostaga Gobolka Sh/Dhexe
- Jan 18, 2019
Sida ay ku waramayaa illo degaanka ah, waxaa degaanka Ceel-baraf oo hoos-taga degmada Mahadaay ...
Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay
- Jan 18, 2019
Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ...