Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Baarlamaanka Soomaaliya Oo Cayriyey Shirkada DP World Iyo Go’aanadii Ugu Adkaa Oo Laga Qaatay

Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya oo kulan ay ku yeesheen xaruntooda waxa ay ku ansixiyeen xeer dhowraya gobanimada iyo midnimada geyiga Somaliya.

Xeerkaan oo dhowr qodob ka kooban ayaa lagu eedeeyay  Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta inay si bareer ah ugu xadgudubtay siyaasadda, madax banaanida iyo Midnimada Somaliya, iyadoo gebi ahaanba dalka laga mamnuucay DP World.

Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ayaa u codeeyay in dalka laga mamnuuco Shirkadda DP World.

Kulanka Baarlamaanka waxaa soo xaadiray 170 xildhibaan 168 Xildhibaan ayaa ogolaatay in Shirkadda dalka laga mamnuuco, hal Xildhibaan ayaa ka aamusay, halka midkalena uu diiday.

Xeerkaan ayaa waxaa ku xusan in xukuumadda Somaliya laga doonaayo in ay si deg deg ah u horkeento Baarlamaanka howlgallada laga qaadayo Shirkadda DP World.

Xeerkaan ayaa u baahan in uu saxiixo Madaxweynaha Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Hoolka Sayidka ee Jigjiga oo Xafladdii Ugu Waynayd ee ONLF lagu Qabtay
- Nov 21, 2018
Hoggaanka ONLF Iyo Saraakiisha iyo Ciidamada ONLF ee ku sugan Asmara diyaarado looga soo ...
MUUQAAL:-Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga dareemayo Kobac Dhanka waxbarashada ah
- Nov 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=ZM6jqRNNE0o
DHAGEYSO:-Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad oo xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka K/galbeed
- Nov 21, 2018
Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ku riday askari ...