Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO+SAWIRO:-Gudoomiye Yariisow Oo Kormeeray Isgoysyada Qaar Ee Muqdisho

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho oo ay wehlinayeen Taliyayassha Ciidamada Boolis iyo Nabad-Sugida iyo gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir ayaa kormeeray Isgoysyo ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Isgoysyada ay xalay masuuliyiintan kormeerka ay ku samaeyen ayaa waxaa ka mid ah Baar Ubax, Cali Kamiin, Warshada Caanaha, Ex Koontarool Balcad, Saldhigga degmada Huriwaa, Suuqa Xoolaha Illaa Xero Maslax,waxaana masuuliyiintu ay sheegeen in kormeerku uu ahaa mid lagu koontorolayay Amniga Caasimadda.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng, Cabdiraxman Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in Isgoysyadii ay kormeeren ay ku arkeyn ciidamo heegan ku jira kuwaas oo amniga xaqiijinayay.

Hoos ka dhageyso codka

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOPNEWS:-Dowladda Kenya oo Baareysa Siduu Baasa-boorkeeda Ku Helay Fahad Yaasiin
- Aug 21, 2018
Dowladda Kenya ayaa baaraysa siduu Taliye ku-xigeenka Hay’adda Nabadd Sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin uu ...
DAAWO:-Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Magaalada Edmonton oo Shir Muhiim Ah Yeeshay
- Aug 21, 2018
Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee magaalada Edmonton oo shir muhiim ah isugu timid. Waxaa kulan ...
Akhriso:- Taliyihii Laga Soo Celiyay Magaaladda Kismaayo Oo Xabsiga La dhigay
- Aug 21, 2018
Ciidamada Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa xabsiga u taxaabay nin sheegtay inuu yahay Taliyaha NISA ...