Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRO:-Ciidamada dowladda oo Muqdisho ku rasaaseeyay gaari aan xabadu karin yaa isla lahaa?

Ciidamada Booliska ee ku sugan meel ku dhaw Koontaroolka Sayidka ee Magaalada Muqdisho, ayaa rasaas la dhacay gaari noociisa uu yahay kuwa aan xabada karin ee loo yaqaan (Proof), kadib markii uu isku dayay inuu maro Koontaroolka iyadoo aanan la hubin.

Ciidamada ayaa gaarigaasi ku furay rasaas, waxaana ay sababtay rasaastaasi gaari in taayarada ay kaga dhacaan oo taayarada ay fariistaan, iyadoo wadaha gaariga markii la rasaaseeyay xittaa uu ka biyo diiday inuu soo dago.

Koontaroolka gaarigaan lagu rasaaseeyay ayaa waxaa ku sugan ciidamada Booliska, waxaana uu hadda yaalla gaariga meeshii lagu rasaaseeyay.

Inta badan gaadiidka aan xabadaha Karin waxaa iska leh masuuliyiinta dowladda, iyo kuwa xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda Federalka Soomaaliya.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Dowladda kenya oo dad badan u xidhay weerarkii hoteelka Nairobi
- Jan 18, 2019
Laamaha amniga ee dalka Kenya ayaa sheegay in 9 ruux ay usoo xireen tuhun ...
Xiisad Ka Taagan Degaan Hoostaga Gobolka Sh/Dhexe
- Jan 18, 2019
Sida ay ku waramayaa illo degaanka ah, waxaa degaanka Ceel-baraf oo hoos-taga degmada Mahadaay ...
Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay
- Jan 18, 2019
Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ...