Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wasaaradda amniga oo ka hadashay amarada Shabaab ay ku xireen Garoomadda Kubadda Cagta

Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay go’aankii dagaalyahanada Al-Shabaab ay ku xireen inta badan Garoomada lagu ciyaaro Kubadda Cagta ee ku yaalla Muqdisho.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Cabdicasiis Xildhibaan ayaa waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay gacanta ku hayso Magaalada Muqdisho, islamarkaana amarka Al-Shabaab uusan ka dhaqan geli karin.

Waxaa uu sheegay in uu maamulada uu kaga digaayo in ay qaataan amarada Al-Shabaab, iyadoo ammaanka Magaalada Muqdisho ay gacanta ku hayso dowladda Federalka Somaliya.

“Waxaan kaga digeynaa masuuliyiinta goobaha lagu ciyaaro Kubadda Cagta inay u hogaansamaan amarada Al Shabaab ka soo yeeraya iyo hanjabaadaha ka soo baxa kooxda nabad diidka.” Ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda amniga.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Halkii Gabar ee Ku jirtey Barlamaanka Puntland oo shaacisay war la yaab noqday
- Jan 16, 2019
Maalinkii ugu dambeeyey ee bishii 9aad ee sanadkii dhammaaday ayaa waxaa lagu dhawaaqay xubnaha ...
Akhriso:-Wasiir Qarjab oo Digreeto Soo Saaray & halka ay ku socoto
- Jan 16, 2019
Dagaal dhanka warfidiyeenka ah ayaa ka dhex qarxay ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP iyo ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee kunool Dhoobley
- Jan 16, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa deegaanka Dhoobley kula kulmay Odayaasha dhaqanka ...