Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Xildhibaan Indho-indho”Haddii Aanu Doono Israa’iil Ayaan Heshiis La Gelaynaa”

Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ka mid ah mudanayaasha  golaha guurtida Somaliland waxaa uu xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in ay gabi ahaanba joojiso wada hadalada Somaliya .

Sidoo kale Xildhibaan Indho Indho ayaa waxaa uu ka hadley muranka ka dashey heshiiska dekada Berbera , waxaana uu sheegay in hadii ay Somaliland danteeda ka dhex aragto ay Israa’iil heshiis la gali doonto

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Halkii Gabar ee Ku jirtey Barlamaanka Puntland oo shaacisay war la yaab noqday
- Jan 16, 2019
Maalinkii ugu dambeeyey ee bishii 9aad ee sanadkii dhammaaday ayaa waxaa lagu dhawaaqay xubnaha ...
Akhriso:-Wasiir Qarjab oo Digreeto Soo Saaray & halka ay ku socoto
- Jan 16, 2019
Dagaal dhanka warfidiyeenka ah ayaa ka dhex qarxay ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP iyo ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee kunool Dhoobley
- Jan 16, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa deegaanka Dhoobley kula kulmay Odayaasha dhaqanka ...