Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Qodobada Ugu Muhiimsan Ee Maanta Looga Hadlayo Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya

Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa xiligan kulan uga socda Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya,kulankas oo ka mid ah Kalfadhiga 3aad ee Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya.

Ajendayaasha Maanta ay ka hadli doonaan Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa ka mid noqon doonaa Wax ka badalka Xeer-hoosaadka Golaha iyo sidoo kale Heshiiskii Dekada Berbera ee Shirkadda DP World.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Baarlamaanka soomaaliya ayaa sheegay in kulankaas lagu soo wargeliyay isla markana Ajendaha ugu muhiimsan uu yahay  ka dooditanka heshiiskii dekada Magaalada Berbera.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Dowladda kenya oo dad badan u xidhay weerarkii hoteelka Nairobi
- Jan 18, 2019
Laamaha amniga ee dalka Kenya ayaa sheegay in 9 ruux ay usoo xireen tuhun ...
Xiisad Ka Taagan Degaan Hoostaga Gobolka Sh/Dhexe
- Jan 18, 2019
Sida ay ku waramayaa illo degaanka ah, waxaa degaanka Ceel-baraf oo hoos-taga degmada Mahadaay ...
Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay
- Jan 18, 2019
Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ...