Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Hay,ada Socdaalka Soomaaliya oo Xidhay Xafiiskeedii Caasimada Puntland Garowe

Hay,ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha dawlada Soomaaliya ayaa xafiiskeedi ku yaalay magaalada Muqdisho ee casumada Soomaaliya xirtay kadib markii si deg deg ah ay hawadda uga saartay Khamiistii qalabkii isku xirayey Computeradda.

Shacab aad u fara badan oo isugu jira dad xanuunsan iyo dad dalka dibadiisa ugu baxilaah Baasaboorka Soomaaliya ayaa ka hadlay dhibaato ay kala kulmeen kadib safaro dheer oo qaar kamid ah ay u soo galeen sidii ay u qaadan lahayeen Baasaboorka Soomaaliya.

Mid kamid ah hawlgaadeenada Xafiiska Hay,ada Socdaalka iyo Jinsiyada dawlada Soomaaliya ee magaalada Garowe ayaa sheegay inay diyaar u yihiin shacabka Soomaaliyeed inay si toos ah ugu shaqeeyaan isla markaana ay dawlada Soomaaliya ka jartay Qalabkii lagu shaqayn lahaa.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Abdi says:

    iidoorku marna baasboorka ayay kusafrayaan marna soomaalida ayay caynayaan , war muse dhurwaa iyo faysalkii dhilooyinka ku iibinjiray hargaysa basaboorka ha udoontaan. war wuxuu cawaansanaa




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Dowladda kenya oo dad badan u xidhay weerarkii hoteelka Nairobi
- Jan 18, 2019
Laamaha amniga ee dalka Kenya ayaa sheegay in 9 ruux ay usoo xireen tuhun ...
Xiisad Ka Taagan Degaan Hoostaga Gobolka Sh/Dhexe
- Jan 18, 2019
Sida ay ku waramayaa illo degaanka ah, waxaa degaanka Ceel-baraf oo hoos-taga degmada Mahadaay ...
Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay
- Jan 18, 2019
Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ...