Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRO:-Wasiir ku xigeenka Cadaalada Puntland oo ka bad baaday Shil Gaari

Duleedka magaalada Garowe ee caasimada Dawlada Puntland ayaa waxaa ka dhacay shil gaari oo sababay Dhawac saddex qof kuwaasoo qaar kamid ah ay culustahay xaaladooda.

Dhowr qof oo la socday Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada dawlada Puntland Mudane Abdifatax Haassan Waloore ayaa shilkaasi gaari ku galay meel aan sidaas uga fogayn caasumada Garowe gaar ahaana halka loo yaqaan 22Aad oo ah Xeradda Ciidamada Darwiishta Puntland.

Buuntdo  Cusub oo labadii sanno lasoo dhaafay laga dhisay Duleedka Xeradaasi ayaa gaariga Wasiirku xigeenka ugu  Baxay Taayir xili ay aad u soconayeen sida ay sheegayaan qaar kamid ah dadkii la socday.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caadalada Puntland ayaa dhawac yar uu kasoo gaaray Feeraha halka dadkii la socday qaar kamid ah madaxa waxka gaareen halka midna gacan ka jabay mana jirto Wax dhimasho ah oo ka dhashay shilkaasi marka laga yimaado dhawaca culus.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Halkii Gabar ee Ku jirtey Barlamaanka Puntland oo shaacisay war la yaab noqday
- Jan 16, 2019
Maalinkii ugu dambeeyey ee bishii 9aad ee sanadkii dhammaaday ayaa waxaa lagu dhawaaqay xubnaha ...
Akhriso:-Wasiir Qarjab oo Digreeto Soo Saaray & halka ay ku socoto
- Jan 16, 2019
Dagaal dhanka warfidiyeenka ah ayaa ka dhex qarxay ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP iyo ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee kunool Dhoobley
- Jan 16, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa deegaanka Dhoobley kula kulmay Odayaasha dhaqanka ...